Hindisaha Aagga Sinnaanta Caafimaadka wuxuu bulshada ka taageeraa aqoonsashada walaacyada caafimaad ee taagan iyo horumarinta mashaariic wax looga qabanayo baahiyahooda gaarka ah. Labada sano ee soo socota, bulshadeena South King County waxay heli doonaan maalgelin ay ku taageeraan mashaariicda ay bulshadu aqoonsatay. Waxaan rabnaa in aan maqalno rajooyinkaaga ku aadan bulshadeena! Nala wadaag fikradahaaga oo nagala qeybgal abuurista bulsho caafimaad qabta dhammaan.